RW Khayre oo boqolaal shacab ah Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre ayaa saaka dadweyne boqolaal gaaraya salaadii ciidul adxaa kula tukaday masaajidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Tukashada salaada ciida ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay, wasiiro, xildhibaano, saraakiil ka tirsan ciidamada iyo masuuliyin kale, waxaana si weyn loo adkeeyey amaanka masaajidka Isbaheysiga. Ciidamo aad u hubeysan … Continue reading RW Khayre oo boqolaal shacab ah Salaada Ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga (Daawo Sawirro)